Dowlada Somalia oo shaacisay qalab casri ah oo lagu kordhiyey Isbitaalka Martiini

Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa in sida ugu habboon uguna dhaqsaha badan loo xakameeyo cudurka CODIV-19, ayaa qalabkii caafimaad ee loo baahnaa u dhammeystirtay isbitaalka Martiini ee loo asteeyay in lagu daweeyo bukaannada uu soo rito cudurka safmareenka ah ee dunida oo dhan dhibaatada badan ku haya. Dowladda ayaa maanta qolalka xaaladda degdegga ah (ACU) … Continue reading Dowlada Somalia oo shaacisay qalab casri ah oo lagu kordhiyey Isbitaalka Martiini